Haweeney Dil aad looga naxay ka geesatay Wajaale iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Dil dad badan ka argagaxeen aadna loo hadal hayo ayaa xalay ka dhacay magaalada Wajaale ee gobolka Gabiley, kadib markii haweeney maseersan si arxan daro ah u dishay ninkeedii hore. Sida aan wararka ku helnay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray  Maxamuud Ow Jaamac ayaa xalay fiidkii xili uu dhax socday Suuq kuyaala magaalada Wajaale … Continue reading Haweeney Dil aad looga naxay ka geesatay Wajaale iyo Sababta keentay oo la ogaaday